Tuesday, July 9, 2013

Hide Tools Parental Control + Download Link

Madooneysaa Inaad Ogaato Wax Kasta Oo Lagu Isticmaalaya Computerkaaga Ama Ka Caruurta Aad Dhashay?
Ma Dooneysaa In Aad Caruurtaada Ka Ilaaliso Khatarta Internetka 
Hadaba Dirso Sofware kan 

DOWNLOAD:Hide Tools Parental Control


Daawo Video-gan Si Uu Kuu Caawiyo: 



Monday, July 8, 2013

Under Construction

Blog-ga Shaqo Ayaa Ku Socota Insha Allah Mar dhaw Waan Shaqeyn Doonaa Hadii aad Faah Faahin Dooneysa Ila Soo Xiriir Hanad Abdulrahman

Thursday, November 8, 2012

Blog loo sameeyay walaalaha soomaaliyeed

blog-gani waxaan u sameeyay soomaalida dooneysa in eey download gareystaan softwares bilaash 
insha allah aniga oo ah hanad abdullrahman {Dj Hanad} iyo kooxdeyda in aan idin keeno wax kasto oo aad u baahantihiin.